Ku soo dhowoow boggan aad ku dhiiban kartid waxii tallo iyo Tusaale ah oo la xidhiidha buuggan cusub ee la yiraahdo: 7 Tallaabo oo u Taagan Maareyta wakhtiga. Markii aad buugga akhriday sidee ayaad u dareemeysaa, ma jiraan wax aad ugu bogtey ama wax aad is leedahay waa laga saxi karaa!.
Riix cinwaanka “Buug Cusub” ee kore oo halkan hoose ku qor waxii faallo ah!!! Mahadsanid 🙂