Bulale Foundation

Bulale Foundation waa Hay’ad kalkaal oo wax ka qabata arrimaha bulshada .

Dhakhliga ka soo baxa iibka buuggan “7 Tallaabo oo u Taagan Maareynta Wakhtiga” 10% waxa uu geleyaa Bulale Foundation

Hay’adda Bulale Foundation toos ayaad u caawin kartaa oo uga qeyb qaadan kartaa mashruucyada Bulale Foundation fulinayso:

Mashruucyada hadda Bulale Foundation ku guda jirto waa: