Buuggan ” 7 Tallaabo oo u Taagan Maareynta wakhtiga” waxa aad ka dalban kartaa Online:
Denmark:
Qiimaha buuggu waa 150 DKR.
Lacagta waxa lagu soo shubayaa Mobilpay 26177617.
Europe:
Qiimaha buugu waa 20 EUR + Post
Si qiimaha boosto loo yareeyo isla soo dalbada adiga iyo saaxiibadaa oo 8 buug hal mar isla soo dalbada.
Lacagta waxa la soo dhigayaa xawaaladda ama bangiga.
USA & Canada:
Qiimaha buugu waa 24 USD + Post
Si qiimaha boosto loo yareeyo isla soo dalbada adiga iyo saaxiibadaa oo 8 buug hal mar isla soo dalbada.
Lacagta waxa la soo dhigayaa xawaaladda ama bangiga.
Australia :
Qiimaha buugu waa 33 AUD + Post
Si qiimaha boosto loo yareeyo isla soo dalbada adiga iyo saaxiibadaa oo 8 buug hal mar isla soo dalbada.
Lacagta waxa la soo dhigayaa xawaaladda ama bangiga.
Somalia:
Buugga waa loo soo wadaa Soomaaliya, welise qiime looma goyn, haddiisa aad tahay Ganacsade buugta ka baayacmustara email u soo dir: bulale@bulale.com.
Buugga halkan hoose ka dalbo: